Xildhibaanada Golaha shacabka oo ansixiyay Xeer Hoosaadka Golaha oo dib u eegis lagu sameeyay

Xildhibaanada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh oo kulanka shir gudoominayay ayaa sheegay in 170- Xildhibaan ansixiyeen xeer hoosaadka golaha shacabka halka uu diiday hal Xildhibaan. Waxa ay sidoo kale … Continue reading Xildhibaanada Golaha shacabka oo ansixiyay Xeer Hoosaadka Golaha oo dib u eegis lagu sameeyay